Faransiiska oo ka naxay talaabo ay ku dhaqaaqeen dalalka Islaamka qaarkood (Sawirro)

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ugu baaqay shacabka Turkiga ugu baaqay inay qaadacaan badeecadaha Faransiiska xilli ay sare u kaceyso xiisadda ka dhalatay mowfiqka Faransiiska ee ku aadan islaamka. Khudbad uu teleefishinka ka jeediyay, Erdogan wuxuu ugu baaqay hogaamiyeyaasha caalamka inay difaacaan muslimiinta waa haddii ‘Farasniiska ay ka dhacaan tacaddiyo ka dhan ah islaamka’ … Continue reading Faransiiska oo ka naxay talaabo ay ku dhaqaaqeen dalalka Islaamka qaarkood (Sawirro)